Waalid waxaan kuu haynaa qaab aad ku kobciso caruutaada xisaabtooda
dhammaan caruuta aan wax barno, 8 asbuuc guhood isbadal wayn ku ayay gaaraan
waxaa nala shaqeeya maclimiin khibrab u leh xisaabta, una fahamsiinayo caruutra si fudud
meel walbo oo aad joogto ka qaybqaado cashaka si online ah
Bil walbo waxaan ka qaadnaa ardaydeena imtixaan oo aan ku qiimayno
Labo qaab ayaan wax u barnaa
Buuxi foomka hoose si aad u hesho toddobaadkaaga tijaabada bilaashka ah
Ma ka dhib qabtaa foomka? Halkan riix si aad u furto albaab cusub
Booska yaan lagaa buuxin! Ka faadiyeeso fursaddan oo ka qayb qaado kobcinta cunugaaga
Hadda diiwan gali cunugaaga